Breaking news

Xoghayihii Hore Degmada Hurwaa oo Lagu Dillay Muqdisho.

Pistola Kooxo Hubeysan ayaa caawa Dilay Xogyahihii hore degmada Huriwaa ee magaalada Muqdsiho kadibna baxsaday.

Ninkaan la dillay oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Abdi Doon ayaa horey u ahaa xoghayihii hore maamulka degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir waxaana lagu dillay gurigiisa oo ay kooxo pistoolado ku hubeysan ay ku weerareen gurigiisa kadibna dillay.

Marxuumkaan la dillay ayaa deganaa xaafad u dhow Warshadda Coca-cola halkaas oo uu ku noolaa dhawaanahaan isagoo kamid ahaa maamulkii hore ee xilka laga qaaday degmooyinka gobolka Banadir.

Guddoomiyihii hore Degmada Hurwaa Gaashanle Sarre Cumar Jacfaan ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dilka xoghayihii hore degmada Hurwaa Marxuum Abtidoon.

Cumar Jacfaan Guddoomiyihii hore degmada Hurwaa ayaa sheegay in ay amaankooda uu dayacan yahay dhamaan maamuladii hore degmooyinka Magalada Muqdisho.

Ugu dambeyn ayuu Guddoomiyihii hore Hurwaa Cumar Jacfaan uu ka codsaday dowladda Somalia gaar ahaan wasaaradda arrimaha gudaha inay wax ka qabato amaanka masuuliyiinti hore degmooyinka Gobolka Banadir oo ku dayacan Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Somalia.

curubo like

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements