Breaking news

Xasan Sheekh Oo Al-Shabaab Fariin Cusub u diray

Madaxweynaha Somalia Hassan Sheikh Mohamud oo lahadlaye Wakaalada Wararka ee Reuters ayaa sheegay iney Dowladiisu ay qorsheeneeso duulaan Cusub ay ku qaadaan kooxda shabab islamarkaana somalia howlgalkaas looga saaro.

Al_shabab ayaa Somalia qabsaday inta badan koonfurta iyo bartamaha Somalia sanadkii 2006 ilaa 2011 balse wixii intaa ka dambeeyay waxey umuuqdeen kuwo dowladda iyo AMISOM ay ka gacan sareeyaan madama laga qabsaday Magalooyin farabadan oo ay gacanta ku hayee.

Balse kooxda Alshabab oo xiriir wanaagsan lalaeh Ururka alqacida ayaa haatan maamula qeybo kamid ah bartamaha iyo koonfurta Somalia ,wuxuuna madaxweynaha uu sheegay in goobahaas haatan ay ku xoogan yihiin Alshabab laga saari doono howlagalkan marka uu bilowdo.

“howlgalka waxa uu bilaaban doonaa maalmaha soosocda “mohamud ayaa sidaa yiri intii uu ku guda jiray wareesi uu washighton ku bixinaye ,halkaa oo uu ugaga qeybgalayo shirka Africa iyo Mareykanka.

“waxaynu heesanaa goobaha Bartilmaameedka inoo ah ee uu howlgalku ku wajahanyahay ,waxaana kafileenaa guul”. Ayuu yiriu madaxweynaha Somalia.

Madaxweyne Hassan ayaa meesha ka saaray qataraha Alshabab ee Muqdisho oo ay kujriaan dilalka ay muqdisho ka geystaan sida dilkii Asbuucii lasoo dhaafay loogeystay Xildhibaan Maddeer isagoo sheegay in ay wadamada caalamka uklala simanyihiin.

Waxa uu yiri mohamud dhacdooyinkaasi waxay lamid yihiin kii westgate ee ay ku dhinteen Ilaa 67 ruux.

“tani waa Astaan daciifnimo “mohamud ayaa yiri “waa ay badasheen habka ayuu yiri madaxweynaha alshabab haatan.

curubo like

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements