Breaking news

Taladaan Hadaa qaadato waxay u fiicantahay caafimaadkaaga

Khubaro u dhalatay dalka Maraykanka, ayaa sheegtay in haddii uu qofku doonaayo inuu caafimaad in uu jidh ahaan caafimaadkiisu wanaagsanaado marka wayeel noqdo uu inta badan u fikiro si taban amma dhinaca wanaagan wax ka eego.

Daraasadan waxa la isku barbardhigay dad waayeel ah oo qaar si togan u fikiraan, kuwo kalena si taban, taasoo natiijada ka soo baxday iftiimisay in dadka sida fiican u fikira ee aan dhinaca guracan wax ka eegin jidhkoodu yahay mid aad u caafimaad qaba, halka kuwa kalena xannuuno ka cawdaan.Cilmi-badhayaashan waxay sheegeen in qofka oo dhinaca wanaagsan inta badan ka fikira ay ka kaafido jimicsi uu jidhkiisa u samayn lahaa, waxaanay tilmaameen in maskaxda iyo jidhkuba faa’iido ka helo fikirka turxaan la’aanta ah.

Baadhitaankan oo lagu eegay caafimaadka 100 qof oo da’doodu celcelis ahaan tahay 81 jir, waxa loo kala qaybiyey kooxo, kuwaasoo qaarna maskaxdooda la tusaayey erayo dhinaca togan ah, halka kuwo kalena erayo taban laga codsaday in ay akhriyaan, qaarna waxay qoreen curisyo fikrado dhinaca horumarka ka hadlaaya, waxaana aakhirkii dhammaan dadkaas kadibna la saaray kombuyuutarka maskaxda lagu baadho (brain Scan), waxa  ka soo baxday maxsuul ah in kuwa qoray curiska wax fiican ka hadlaya la mid noqdeen sida dad jimicsi sameeyey, faa’iidana jidhkooda u yeelatay sida lagu daabacay wargeyska New York Times.

“Natiijaa ka soo baxday daraasadan oo guulaysatay waxay noqotay in fikirka caafimaadka qaba ee dhinaca taban ah uu faa’iido u leeyahay caafimaadka dadka wayeelka ah,” ayuu yidhi Prof. Becca Levy oo ka tirsan jaamacadda Yale, gaar ahaan kulliyadeeda Caafimaadka Dadweynaha.

Ibraahim Khadar  Siciid

curubo like

Shabakada Curubo.com Kala Soco Warbixino ku qanciya

Nagala Xiriir E-mail Curubo.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements