Breaking news

Al-Shabaab oo loogu hanjabay in nolosha lagu gubayo

Ururka Al-Shabaab ayaa waxay wadada ugalaan gaadiidka Mucaawimada uwada deegaanada ay hore umaamuli jireen Gobollada dalka Soomaaliya.

Dhowr jeer ayaa waxa lagu weeraray gaadiid Deeq mucaawimo ah siday Gobollada Hiiraan iyo Bay iyo Bakool kadib markii Al Shabaab ay wadada ugaleen baabuurtaasi oo ay galbinayeen ciidanka Dawlada Somaliya.

Meelaha ugu badan ee dhibaatada ka jirto ee Baabuurta mucaawimada sida mari weysay waxa ka mid ah Jalalaqsi ilaa Buula burde oo bilo ay ku xayiran yihiin gaadiid dawlada udirtay Buulo burde.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed qeybta 12-ka April Janeral Maxamuud Maxamed Qaafoow ayaa sheegay in Al Shabaabkii ay nolosha ku qabtaan ay dab qabad siin doonaan isagoo nool islamarkaana ay ugu baaqayaan inay Tuulooyinka ay ku dhuumaaleysanayaan ay kasoo baxaan waa sida uu hadalka udhigaye.

Janeraal Qaafoow oo kusugan Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu sheegay inay weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ay sameeyaan Shabaabka ayna ka cabsanayaan inay hortooda yimaadaan laakiin ugu hanjabay in Dab qabad siinayaan shabaabkii ay gacanta ku dhigaan.

curubo like

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements