Breaking news

Dhageyso:- Itoobiya oo Ciidamo tiro badan Geesay Buulabarde+Sababta

Wararka ka imaanaya Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Gudaha degmadaasi lagu Arkay Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u badan kuwaas oo Magaalada la keenay.

Wararka ayaa sheegay in Ciidamadaasi la keenay Degmada Buulabarde loo keenay in ay Gudbiyaan gargaar Degmada la keeyay islamarkaana la doonayo in la geeyo Degmooyinka Maxaas iyo Ceelbuur oo ka kala tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Duqa Degmada Buulabarde Cismaan Geedi oo la hadlay warfidiyeenada u ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyanka ah ee qeybta ka ah AMISOM ay yihiin kuwa loogu Talo galay in ay gargaarka la geenayo Ceelbuur iyo Maxaas ay galbiyaan.

Cismaan Geedi ayaa sidoo kale sheegay in Gargaarka loo qeybinayo Dadka ku nool Degmada iyo Tuulooyinka hoosyimaada islamarkaana sida ay ukala daran yihiin loo gaarsiin doono.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin Kooban

curubo like

Shabakada Curubo.com Kala Soco Warbixino ku qanciya

Nagala Xiriir E-mail Curubo.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements