Breaking news

Kaama Quusan weli qalbiga ayaad iiga taagan tahay

Mar hadii Farxada qaarkeed waxaa lagu cabiro aamusnaan,halka dhoolacadeyntuna ay sido micno ka badan ereyada. Waxaa ley weydiiyey inaad jewi farxad ku jiro markaad nolosheyda ka mid tahay,waxaana ku jawaabaa dhoolacadeyn.

Heerka dheeraanshaha ayaa go’aamiya qofka aad la kulmeysid noloshaada,laakin keliya qalbigaaga ayaa go’aan ka gaari kara kan noloshaada ku waaraya.

Hadii la i yiraahdo soo tiri sababaha aan adiga kugu jeclahay,waxey igu qaadaneysaa inta nolosha ka dhiman inaan soo xisaaiyo,waayo jaceylkaaga wuxuu iga dhigan yahay duni aniga iyo adiga inoo qaas ah,

Nolosha wax macno ah kuma fadhido hadii aanan kaa helin jaceyl daacad ah oo farxad ku dhisan,waana waxa keliya ee aan kaaga baahanahay inaad wahsi la’aan iiggu deeqdo.

Marka waxwalbo u muuqdaan iney lumeen iyo cidladu deris kula noqoto,ma garan kartid wax aad sameyso.Fiiri gudaha qalbigaaga waxaad ka dhex arkeysaa inuu kaaga banaan yahay boos qaas kuu ah adiga.

Marwalba oo aan ku arkaba aniga xageyga waxwalbo wey ka istaagaan, waxaana ku indho doogtaa quruxdaada. Naftu kama dheragto iney kugu ildoogsato qaabdhiskeeda hagaagsan ee uu alle kuu sameeyey.

Xiliyada  qaar waxaan dayacaa inaan kuu sheego sida aad xageyga muhiim uga tahay,sida joogidaada ay iigu sameyso farqi weyn. Dadka nuucaaga ah wey ku yar yihiin dunida,waxaana rajeynaa inaad garwaaqsatay macnaha aad iigu fadhido.

Waxaad ku soo gashay nafteyda si kedis ah,waxaadna isiisay labo arimood oo kala ah;Dulqaad qalbiga ka soo go’ay iyo nolosha oo ii iftiintay.

Yaanay ereyadaan keliya taabanin indhahaaga, haku dhex safraan naftaada,hana ku dhex nastaano qalbigaaga sida aad keyga u dhex degtay..ogow wadnuhu wuxuu qabaa dhaawacyo caashaq,cidladuna waxey igu sii kordhisaa baahida caashaq.hadalkaaguna waxaan uga helaa sida neecowda macaan nooluhu ugu baahan yahay.

curubo like

Shabakada Curubo.com Kala Soco Warbixino ku qanciya

Nagala Xiriir E-mail Curubo.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements