Breaking news

Daawo:- Gabar hooyadeed ay tahay Al-shabaab oo Su’aalo la weydiinayo!!!!

Booliska dalka Ingiriiska ayaa su’aalo weydiinaya haweeney Soomaaliyeed oo sida la sheegay hooyadeed ay ka tirsan tahay saraakiisha sar sare ee Xarakadda Al-Shabab.

Gabadhaan oo la yiraahdo Amaal Faarax ayaa sheegtay markii ay guriga u garaaceen ciidamo ka tirsan kuwa amaanka kadibna ay iyada la baxeen oo ay su’aalo hooyadeed ku saabsan weydiiyeen

Booliska ayaa gabadhaan hooyadeed ku eedeeyay inay ka tirsan tahay hogaamiyaasha Al-Shabab oo ay williba awood badan Al-Shabab ku dhex leedahay

Amaal hooyadeed oo la yiraahdo Faadumo Jaamac ayay boolisku ku sheegeen inay iyadu guri ay magaalada Nairobi ka degenayd ay ku qarisay kooxdii weerartay suuqa Westgate sanadkii 2013.

Faadumo oo Al-Shabab dhexdiisa looga yaqaan Mama Shabab ayaa sidoo kale bixisa dhaqaalaha loo adeegsado maalgalinta kooxaha loo diyaariyo inay is qarxiyaan.

Haweeneydaan ay hay’adaha amaanka magaceeda soo bandhigeen ee Faadumo Jaamac la yiraahdo ayaa la aaminsanyahay inay Ingiriiska kasoo tagtay 5 sanno ka hor waxaana ay u dhaxaysaa Soomaaliya iyo Kenya ayadoo badashay  dhamaan aqoonsiyadeeda sida uu lagu qoray wargayska Daily Mail ee Ingiriiska kasoo baxa.
11103920_735507669900553_499377337_n 11106293_735507666567220_1452164447_n 11117425_735507683233885_544033535_n 11124717_735507673233886_719972336_n

Booliska Ingiriiska waxay sheegayaan in haweeneydaan  ay si gaar ah guryo ugu diyaariso dadka inay is qarxiyaan la doonayo iyo ajaanibta Shabab ka mid ah.

“Waxay I weydiiyeen su’aalo badan oo aan ku jahwareeray oo hooyo ku saabsan waxaana u sheegay inay ila tahay inaanan waligay arkayn hooyadey oo ka mid noqotay dagaalamayaasha Al-Shabab.” Sidaas waxaa tiri Amaal Faarax oo gabar Soomaaliyeed oo Britain ku nool.

Amaal waxay sidoo kale u sheegtay Telefishin Ingiriiska ku yaala in loo sheegay in hooyadeed uu guursaday hogaamiye Al-Shabab ka tirsan.

Soomaali badan oo qurbaha ka yimid ka mid ah dagaalamayaasha Al-Shabab qaarkoodna waaba ay is qarxiyeen waxaana ay galaafteen nolosha dad badan oo Soomaaliyeed.

curubo like

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements