Breaking news

Dib u dhac ku yimid Shirka Maamul u sameynta Gobolada Dhaxe

Sida uu shaaciyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud , waxaa maanta la filayay in Magaalada Cadaado uu ka furmo shirka maamulka loogu sameenayo Gobolada Dhaxe ee Soomaaliya.

Maamulka Magaalada Cadaado ayaa sheegay in shirka uu dib u dhac ku yimid waxa ayna tilmaameen in Madaxweynaha Soomaaliya uusan xaq u laheyn in isagu iclaamiyo xiliga uu shirku furmayo balse looga baahan yahay arinkaasi maamulkooda.

Waxaa dib u dhac mar kale ku yimid furitaanka Shirka Maamul u sameynta Gobolada Dhaxe ee Soomaaliya sabab looga dhigay Maamulka Cadaado oo ka careesan in Madaxweynaha Soomaaliya uu Dhuuso Mareeb u aqoonsaday in ay noqoneyso xarunta Maamulka Gobolada Dhaxe.

Masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya ayaa la filayaa in ay gaaraan Magaalada Cadaado ayna xal u helaan carada reer Cadaado oo iyagu isku rabay in shirka lagu qabto Magaaladaasi sidoo kale Cadaado ay u tartarnto magaalo Madax.

Si kastaba dhawaan ayaa la filayaa in Magaalada Cadaado uu si rasmi ah uga furmo shirka maamulka loogu sameenayo Gobolada Galgaduud iyo Mudug, waxaana la rajeenaya ain Ergooyinka ka qeyb galaya shirkaasi ay dhawaan wada gaaraan Magaalada Cadaado.

curubo like

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements