Breaking news

Dil Ka Dhacay Buulo mareer l

timthumb (1)

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha hoose, ayaa sheegaya Sarkaal ka tirsan Maamulka deegaanka Buulo mareer ee Gobolkaasi in lagu dilay halkaasi.

Kooxo hubaysan ayaa ka dambeeyay dilka Sarkaalkaan, waloow maamulka ay sheegayaan arimaha dilkiisa inuu salka ku haayo aano qabiil.

Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Xaaji C/qaadir Sheikh Xuseen , wuxuuna ahaa Guddoomiye Ku xigeenkii Buulo mareer, rag hubaysan ayaa waxa ay ku weerareen gurigiisa kadibna waa ay ku dileen.

C/fitaax Xaaji Cabdulle oo ah Guddoomiye ku xigeenka dhanka Maaliyada Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose, ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay dilka Masuulkaan loo geystay, isaga oo sheegay baaris kadib inay ku ogaadeen dilkiisa inuu salka ku haayay arimo ku aadan aano qabiil.

Wuxuu sheegay inaysan Shabaab ka dambeyn dilka Sarkaalkaan, Maamulkana uu ku howlan yahay sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa Kooxaha ka dambeeyay masuulkaan Maamulka Magaalada Buulo Mareer ka tirsanaa.

Deegaanka Buulo mareer Isbuucyadii lasoo dhaafay, waxaa lagu dilay labo nin oo ganacsato ah oo Siyaabo kala duwan loo dilay, waxaana dilkooda uu salka ku hayaa arimo ku saabsan aanooyin qabiil.

Gobolka Shabeellaha hoose waxaa ka dhaca dilalka ku saleysan aanooyinka qabiilka, iyadoo maamulka uu u taag la’yahay wax ka qabashada arimahaasi.

curubo like

Shabakada Curubo.com Kala Soco Warbixino ku qanciya

Nagala Xiriir E-mail Curubo.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements