Breaking news

Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu dilay Weerar Dhabo gal ah oo ka dhacay Koonfurta Sudan

Wararka ka imaanaya Koonfurta Sudan ayaa sheegaya in Weerar Kooxo hubeesan ay ku qaadeen gaari bas ah lagu dilay Shan qof oo labo kamid ah la sheegay in ay ahaayeen Muwaadiniin u dhashay Dalka Soomaaliya.

Kooxo hubeesan ayaa Khamiistii lasoo dhaafay waxa ay rasaas ooda uga qaadeen Gaari bas ah oo ka baxay Magaalada Jubba Caasimadda dalka Koonfurta Suudaan, waxa uuna gaarigan la weeraray uu kusii jeeday Degmada Nimule.

Kolonel Philip Aguer, oo ah Afhayeen u hadlay Milatariga Dalka Koonfurta Sudan ayaa sheegay in ugu yaraan shan qof oo labo kamid ah ay yihiin Soomaali lagu dilay Weerarka dhabo galka ah ee lagu qaaday Gaariga baska ah.

Afhayeenka ayaa tilmaamay in lagu daba jiro kooxihii weerarka fuliyay, waxa uuna tilmaamay in ciidamada amaanka ay hada si buuxda u xaqiijiyeen amaanka Wada ay maraan Basaska kusii jeeda Xuduuda Dalka Uganda.

Dalka Koonfurta Sudan oo wali xaalad aan saldhigan ku jira ayaa mararka qaarkood waxaa ka dhaca weeraro ay waxyeelo kasoo gaarto dadka ajaaniibta ah ee dalkaasi kunool gaar ahaan kuwa ganacsiga u tagay Dalkaasi.

curubo like

Shabakada Curubo.com Kala Soco Warbixino ku qanciya

Nagala Xiriir E-mail Curubo.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements