Breaking news

Ranveer Singh Oo Ku Guuleeystay Abaalmarinta Aktarka Sanadka India

Aktarka caanka ah ee Ranveer Singh ayaa loo magcaabay Abaalmarinta Aktarka sanadka Ee India Ay bixiyaan CNN-NEWS18, wuxuuna sheegay Aktarka inuu ku faraxsanyahay Abaalmarintaan.

”Waxaan daraamayaa farxad, waa wax ii wanaagsan ii sharaf ah inaan hanto abaalmarintaan ay ii garteen CNN-NEWS18, ee ”Indian Of The Year,, waan ku faraxsanahay in Magaceeyga uu qeeyb ka ahaado liiska halyeeyada India ee madadaalada,” ayuu sheegay Ranveer.

ranveer-singh-elated-with-indian-of-the-year-award-130-sano jirkaan ayaa keenay filimaan madadaalo ah iyadoo filimkiisa ugu xiisaha badnaa uu ahaa Band Baaja Baaraat , sidoo kale Ladies vs Ricky Bahl, Lootera, Gunday, Dil Dhadakne Do and Bajirao Mastani.

Ranveer ayaa waxaa uu sheegay in layaab ay ku noqotay arintaan,” Waxaa ay igu noqotay fursad layaab badan,”

”Waxaan u mahad celinayaa qof waliba kaasi oo ugu taageeray abaalmarintaan, waxan ogahay in kaliya abaalmarintaan ay ii tahay dhiiro gelin iyo inaan shaqadeeyda balaariyo.

Aktarka ayaa waqtigaan ku mashquulsan filimkiisa soo socda ee Befikre , duubista filimkaana waxaa ay ka socotaa Magaalada Paris

curubo like

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements