Breaking news

WAH WAH: Akshey Kumar Oo Maanta Hoos U Dhigay Seddex Khan , Ilama Tartami Karaan

Akshey Kumar ayaa waxaa uu ka hadlay awooda seddex khan isagoo sheegay in ay sameeynayaa filimaan badan , laakiin isaga aan ka liidan oo filimadiisa oo kale ay sameeynayaan.

Maalmahaan , Amir Khan oo soo wada filimka Dangal iyo Salman Khan oo sameeyey filimka Sultan iyo Shah Rukh Khan ayaa waxaa ay qabsadeen Box Office-ka.

Laakiin ogoow in Akshey uu kamid yahay Aktaradaha saameeynta ku leh Bollywood-ka aadna loo jecelyahay filimadooda , waxaana uu qabaa in 3 khan aan wax saameeyn ah isaga ku yeelankarin.

”Waan la dhacsanahay marka hore xidigaan Khan awoodooda iyo guulohooda, laakiin waxaa ay sameeyaan waxa aan sameeynayo oo kale,balse ma nihi dad tartamikara, marna ma dhicin midaas , mana dhicidoonto.

Akshey Kumar ayaa sanadkaan waxaa uu soo saaray filimaan badan oo saameeyn ku yeesheen Box Office-ka sida filimkii dhawaan ee Housefull3 iyo Airlift.

curubo like

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements