Breaking news

TACBAANSANAA: Filimka Madaari Oo Wali Dhaqaaqi La’, Afar Maalmood 9.25 crores.

Todobaadkaan waxaa tiyaatarada leeys lasaara filimka Kabali iyo filimkaan Madaari ,waxaaana wali hoos u dhac laga dareemayaaa Madaari oo aan xitaa u muuqan filim saaameeyn fiican sameeynkara.

Madaari ayaa muddo afar maalmood saaran Suuqa Box Office-ka waxaana uu awoodi la yahay inuu xitaa 10crores gaaro ,wuxuuna marayaa mudada uu suuqa saaranyahay 9.25 crores.

Xitaa waxaaa la saadaaliyey in tododbaadkiisa koowaad aan awoodidoonin inuu shaqeeyo 20 Crores, taasi oo ku noqondoonto khasaaro maalgeliyaasha filimkaan.

Ma dheera waqtiga loo diiwaan gelindoono inuu yahay Flopp , Maxaa yeelay waxaa todobaadka sooo socda tiyaatarada lasaaridoonaa filim kale kaasi oo saameeyn gaar ah wata waana filimka Dishoom.

Irrfan Khan, Jimmy Sheirgill, Vishesh Bansal Iyo Tushar Dalvi ayaa dhamaantooda qaadandoonaan eeda ah in filimkaan aan ganacsi fiican sameeynin

curubo like

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements