Breaking news

Sanjay Dutt Oo Sheegay Xilliga La Daawandoono Filimka “Munnabhai” Qeeybtiisa Seddexaad

Aktarka shaley ku mashquulsanaa dhalashadiisa 57aad ayaa waxaaa uu sheegay in hada la qorsheeynaya in la bilaabo qorshaha filimka “Munnabhai” qeeybtiisa 3aad , waxaana filimkaan la daawandoonaa sanadka soo socda ee 2018.

Warbaahinada ayaa shaley kaga faa’ideeysteen xaalada uu ku sugnaa Sanjay Dutt maadaama uu dhalashadiisa u dabaal degayey waxaana ay weydiiyeen suuragalnimada waqtiga la daawandoono filimka “Munnabhai” 3.

sanjay-dutt-says-munnabhai-3-to-release-in-2018Waxaa uu yiri Sanjey Dutt ”Filimkeeyga  ee uu igu wehlinaya Vidhu, Vindo Chopra Sahab waxaa uu bilaabandoonaa bisha November, intaasi kadib waxaan sameeyndoonaa filimka uu igu wehlinayo Mahesh Manjekar  , waa sidaa jawdwalkja Sanjey.

Waxaa uu sidoo kale ka hadlay filimka De Dhakka ” waa filim qooys ah , waxaana uu ka hadlayaa qooys bur buray sida loosoo celiyo, waxaana si fiican u hagaajindoona Manjrekar, waana arkidoonaa waxa dhicidoonaa.

Sidoo kale waxaa wax laga weydiiyey filimka “Munnabhai 3” kaliya waxaa uu sheegay in filimkaan la daawandoono sanadka 2018.

curubo like

Shabakada Curubo.com Kala Soco Warbixino ku qanciya

Nagala Xiriir E-mail Curubo.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements