Breaking news

Iska Iloow Anuksha Sharma: Jacqueline Fernandez Oo Noqondoonta Aktarada Labaad Ee Filimo La Keenta Seddex Khan.

Aktarada caanka ah ee Jacqueline Fernandez ayaa lagu wadaa inay la shaqeeyso labada aktar ee kala ah Shah Rukh Khan iyo Amir Khan.

Horey waxaan ogeeyn inay lasoo shaqeeysey aktarka lagu magacaabo Salman Khan oo ay la keentay filimka Kick sanadkii 2014.

Aktaradaan ayaa wax laga weydiiyey inay la shaqeeyso seddex Khan waxaana ay tiri ”Gabi Ahaanba, waxaan u maleeynayaa in qof waliba uu rajeeynayo liiskaas, dhamaan atariishooyinka kale ayaa jecel inay la shaqeeyaan, waayo wax badan oo qibrad ayaad ka baraneysaa.

30-sano jirtaan ayaa waxaa ay qeeyb ka tahay filimka Dishoom oo tiyaatarada la saaray todobaadkii lasoo dhaafay , waxaana filimkaa ay la waday Varun Dhawan iyo John Abraham, waxaana ay sheegtay inay tahay riyo u rumoowday in xidigahaan ay filim la keento.

”Waa halyeeyo,” ayey tiri gabadhaan: ”Waxaa ay wax ka geeysanayaan kuriinka maskaxdaada, waxaadna ka baraneysaa wax badan, waana jeclaan lahaa inaan la shaqeeyo.

Filimada Aktaradaan ay kasoo muuqandoonto waa filimka A Flying Jatt, waxaana soo saare ama Director ka ah Remo D’Souza.

Filimkaan oo hogaamiye uu ka yahay aktarka lagu magacaabo Tiger Shroff ayaa la filayaa in tiyaatarada lasaaro bishaan 25.

curubo like

Shabakada Curubo.com Kala Soco Warbixino ku qanciya

Nagala Xiriir E-mail Curubo.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements