Breaking news

RASMI: Waqtiga La Daawandoono Lamaaniyaashii Jaceeylka Ku Kala Tagay

Filimka Jagga Jasoos ee Ranbir iyo Katrina Kaif ayaa la sheegay waqtiga rasmiga ah ee filimkaan la daawandoono ama la saaridoono tiyaatarada aduunka.

Fillimkaan ayaa lagu dhawaaqay in la daawandoono 7th April, 2017, waana sanadka soo socda , waxaana kasoo hormaridoonaan filimaan kale oo isaga ka horeeyey.

Barta Twitter-ka Ee Director-ka filimkaan ayaa lagu xaqiijiyey in filimkaan la daawandoono taariikdaasi” “Here we go: Disney’s #JaggaJasoos releases on 7th April, 2017! Directed by @basuanurag, *ing Ranbir Kapoor & Katrina Kaif, music by Pritam!”

Duubista filimkaan waxaa ay bilaabatay sanadii 2014 waxaana laga joogaa waqti badan , waxaana filimkaan la ganaxaaya in la daawado 2015, laakiin sanadkaan 2016 waxaa uu helayaa war faraxad leh oo ah in filimka waqtigaas la daaawandoono.

Waxaa filimkaan soo saare ama Director ka ah Anurag Basu , halka Music filimkaan uu saaray Pritam.

curubo like

Shabakada Curubo.com Kala Soco Warbixino ku qanciya

Nagala Xiriir E-mail Curubo.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements