Breaking news

Daawo:- Axmed Biif oo laga Joojiyey Bandhig Faneedkii iyo Fadeexad ka Qabsatay Muqdisho

Fannaanka Axmed C/kariin Maxamed (Biif) ayaa Xalay laga hor istaagay bandhig faneed uu ku qaban lahaa hotel ku yaala Magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Fannaanka, ayaa nasiib­darro ku tilmaamay in Magaalada Muqdisho, oo uu fanka ka bilaabay loo diido in bandhig faneed uu ku qabto, xilli aan wax sabab ihi loo sheegin. “Waa nasiib­darro in Caasimaddii Somaliya ee Muqdisho, oo aan fanka ka bilaabay la’ii sheego inaanan wax bandhig ah ku qaban karin.”

Fannaanka oo qorsheynaayay in bandhiga faneedkiisan uu ku qabto Hotel Samiira, ayaa dhinaca kale tallaabada lagu joojiyay waxaa uu ku macneeyay wax dadban.

Dhanka kale waxaa soo baxaya warar sheegaya in Wasaaradda Diinta & Awqaafta, ay amartay inaanan wax bandhig faneed ihi lagu qaban karin Magaalada Muqdisho, maalmaha sanadka cusub.

 

curubo like

Shabakada Curubo.com Kala Soco Warbixino ku qanciya

Nagala Xiriir E-mail Curubo.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements