Breaking news

Daawo Fadeexo:- Xildhibaanadii Xilka ka qaaday C/kariin guuleed oo la weeraray.

Ciidamada maamulka Galmudug ayaa Weerar kusoo qaaday Hool ay ku Shirayeen Xildhibanaadii dhowaan Xilka ka qaaday Madaxwaynaha maamulka Galmudug C.kariim Xuseen Guuleed, Waxaana Madasha ka dhacay Buuq iyadoo ay gudaha usoo galeen Qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamadu.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaanada oo intaasi kadib Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay Wado Sharci ah Xilka uga Qaadeen Madaxwaynaha Galmudug, Waxa la isku Haystana ay tahay Sharciga, Sidoo kale waxay ka Jawaab Celiyeen Hadalkii kasoo yeedhay Xubnaha Madasha iyo Beesha Caalamka.

“Qoryo ma wadano, Dhib kale ma Wadno, Warqad ayaanu Kula Xisaab tamaynaa, Dadkii Naftayada Badbaadiyey waanu u mahad Celinaynaa, Sharciga hadii laga Tago Cadaado waan ka tagayaa.” Ayay tidhi mid kamid ah Xildhibaanadu.

curubo like

Hindi AF-somaali

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements