Breaking news

Wararka Aflaanta

Sharaxaad: Salman Khan Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Filimkiisa U Xigidoona Sultan.

Kadib guushii uu gaaray filimkii Sultan waxaa uu ka sheekeeyey Salman Khan inuu soo wado filim kale kaasi oo lagu magacaabo Hanuman Da Damdaar. Salman Khan

Continue Reading »

Qeybta Wararka Aflaanta

RASMI: Kaartada Shanaad Ee Filimka Befikre Ee Ranveer Singh Oo Lasoo Saaray.

Filimka muuqaal ahaan leh mid soo jiidasho leh ayaa waxaa laga soo saaray markale kaarto shanaad , iyadoo filimka uu u muuqda inuu yahay filim

Continue Reading »

Wararka Aflaanta Archives

RASMI: Waqtiga La Daawandoono Lamaaniyaashii Jaceeylka Ku Kala Tagay
- Aug 9, 2016
Filimka Jagga Jasoos ee Ranbir iyo Katrina Kaif ayaa la sheegay waqtiga rasmiga ah ee filimkaan la daawandoono ama la saaridoono tiyaatarada aduunka. Fillimkaan ayaa lagu dhawaaqay in la daawandoono 7th April, ...
Iska Iloow Anuksha Sharma: Jacqueline Fernandez Oo Noqondoonta Aktarada Labaad Ee Filimo La Keenta Seddex Khan.
- Aug 9, 2016
Aktarada caanka ah ee Jacqueline Fernandez ayaa lagu wadaa inay la shaqeeyso labada aktar ee kala ah Shah Rukh Khan iyo Amir Khan. Horey waxaan ogeeyn inay lasoo shaqeeysey aktarka lagu magacaabo ...
Daawo: Goos Gooska Filimka Cusub Ee Hogaaminayo Ajay Devgan Shivaay Oo Lasoo Saaray
- Aug 9, 2016
Filimka aad la yaabaneeydb kaartooyinkiisa iyo sidoo kale bandhigyada laga sameeynayey filimka ayaa hada lasoo saaray Goos Gooskiisa oo kaa yaabindoona. Seekada filimkaan ayaa la sheegayaa inay aad u diyaarsantahay laakiin ...
Box Office: Dishoom Iyo Lacaha Uu Shaqeeyey Maalintiisa Labaad
- Aug 1, 2016
Filimka Dishoom ayaa maalintiisa labaad ee Box Office ka dhex muuqda waxaana uu filimka shaqeeynayaa daqli aan caadi ahayn oo xitaa aan laga filaneynin. Dishoom ayaa tiyaatarada lasaaray maalintii shaley wuxuuna ...
Sanjay Dutt Oo Sheegay Xilliga La Daawandoono Filimka “Munnabhai” Qeeybtiisa Seddexaad
- Aug 1, 2016
Aktarka shaley ku mashquulsanaa dhalashadiisa 57aad ayaa waxaaa uu sheegay in hada la qorsheeynaya in la bilaabo qorshaha filimka “Munnabhai” qeeybtiisa 3aad , waxaana filimkaan la daawandoonaa sanadka soo socda ee ...
GUUL: Filimka Kabali Oo Si Dhaqsi Leh Usoo Xareeyey Daqli Gaaray Rs 200 crore
- Jul 27, 2016
Filimka cajiibka ahaa ee Tamil-ka ayaa waxaa uu noqday filim saameeyn ku leh Box Office-ka waxaana filimkaan uu gaaray muddo afar maalmood Rs 200 crore, waana guul filimkaan usoo hooyatay. Filimkaan ayaa ...
TACBAANSANAA: Filimka Madaari Oo Wali Dhaqaaqi La’, Afar Maalmood 9.25 crores.
- Jul 27, 2016
Todobaadkaan waxaa tiyaatarada leeys lasaara filimka Kabali iyo filimkaan Madaari ,waxaaana wali hoos u dhac laga dareemayaaa Madaari oo aan xitaa u muuqan filim saaameeyn fiican sameeynkara. Madaari ayaa muddo afar ...
GABA GABO: Maxaad Ka Ogtahay Daqliga Uu Daafaha Caalamka Kasoo Xareeyey Filimka Sultna
- Jul 27, 2016
Sultan markaan sheeko waa uu ka dhanyahay sababtoo ah , filimkaan waxaa uu shaqeeyey lacag aan macquul ahayn marka la fiiriyo lacagaha uu kasoo xareeyey tiyaatarada caalamka. Filimkaan ayaa saakey idiin ...

Next Page »
Daawo:- Jamaal Cali Xuseen oo weerar ba’an ku qaaday Faysal waraabe
- Jan 17, 2017
Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta eedayn kulul u jeediyey Faysal Cali Waraabe, Wuxuuna sheegay ...
Daawo:- Faarax Macalin oo kashifey sir u qarsooneed kenya.
- Jan 15, 2017
Guddoomiye ku-xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa hadal dheer oo si qarsoodi ...
Daawo Fadeexo:- Xildhibaanadii Xilka ka qaaday C/kariin guuleed oo la weeraray.
- Jan 14, 2017
Ciidamada maamulka Galmudug ayaa Weerar kusoo qaaday Hool ay ku Shirayeen Xildhibanaadii dhowaan Xilka ...
Dhageyso:- Faroole si dadban u garaacay Ganacsatada Hawiye.
- Jan 11, 2017
Isagoo saxaafadda la hadlay intii aanu ka dhoofin magaalada Garowe ayuu sheegay inuu weli ...
xog jahwareer yaab leh oo ka dhex taagan musharaxiinta iyo madaxda maamullada
- Jan 11, 2017
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda ololo xoogan oo u dhexeeya Musharaxiinta loolanka adag ugu ...
Dhageyso-Xildhibaano ka Tirsan Galmudug oo eedeyn kulul u jeediyay C/kariin Guuleed.
- Jan 7, 2017
Xildhibaan Duraan Cali Jaamac oo ka mid ah Xildhibanada Galmudug oo la hadlay Warbaahinta ...
Daawo:- Faysal Cali waraabe oo si adag u weeraray Silaanyo iyo Cirro
- Jan 5, 2017

Daawo:- Axmed Biif oo laga Joojiyey Bandhig Faneedkii iyo Fadeexad ka Qabsatay Muqdisho
- Jan 1, 2017
Fannaanka Axmed C/kariin Maxamed (Biif) ayaa Xalay laga hor istaagay bandhig faneed uu ku ...
Dhageyso:- Ugaaska Beesha Xawaadle oo si adag ula hadlay beeshiisa.
- Dec 28, 2016
Ugaas Xassan ugaas khaalif oo ka mid ah hogaamiyasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa sheegay ...
Dhageyso:-Dagaalkii Dhaxmaray Galmudug iyo Puntland iyo Sameyntii ka dhalatay
- Dec 25, 2016
Tan iyo Markii Magalada Gaalkacyo ay ka Dhaceen Dagaalo u Dhaxeeya Galmudug iyo Puntland ...
Daawo:- Xildhibaankii dhacey Kursiga Caasha Xaaji Cilmi oo loogu baaqay inuu soo qaato rajabeeto gorgorod
- Dec 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements