Breaking news

XOGSID IYO MAANTA

Daawo:- Cabdi Qeybdiid Oo Fara Cidiyo Leh Uga Baxsaday Aabaha dhaley Wiil ku dhintay Duqeytii Mareykanka

Cabdi Qeybdiid Oo Fara Cidiyo Leh Uga Baxsaday Aabaha dhaley mid kamid ah Askartii Galmudug ee Mareykanka duqeeyay . Abahan oo wajigiisa caro ka muuqtay

Continue Reading »

Qeybta XOGSID IYO MAANTA

Dhageyso- Puntland oo si xeeladeysan u adeegsatay Mareykanka oo Duqeen la Beegsaday Ciidanka Galmudug

Banaanbax looga soo horjeedo Duqeynta Diyaaradaha Mareykanka ay ka geysteen Degaanka Jeexdin Ee Gobolka Mudug islamarkaana ay Fariisin ku leeyihiin Ciidamada Difaaca Dowladda Galmudug ayaa

Continue Reading »

XOGSID IYO MAANTA Archives

Daawo:- YAAB: Ma sheegi kartaa waxa kasoo baxay afka ninkan?
- Sep 26, 2016
NIn lagu magacaabo Brandon Douglas ayaa waxaa kasoo baxay afkiisa wax lala yaabo. Hadaba qiyaastaada maxaad u maleysaa in afka ninka kasoo baxay? Riix halkaan
Daawo:- Xaaska Obam oo xabadka si kal iyo laab ah u galisay George W Bush
- Sep 26, 2016
Marwada koowaad ee Mareykanka Michelle Obama oo odaygeeda uu dhinac taagnaa ayaa si kal iyo laab ah hab u siisay madaxweynihii hore George W. Bush.  Halkaan ka daawo
Ganacsade Liibaan Tahliil Warsame Waxaan Ahay Musharax Xildhibaan
- Sep 25, 2016
Liibaan Tahliil Warsame oo shaaciyay in u yahay Musharax Xildhibaan qaran “Xildhibaanada Imaan doona sanadkan 2016. Musharax Xildhibaan  Ganacsade Liibaan Tahliil Warsame ayaa sheegay in hadii la siiyo codka’ kalsoonida wax ...
Daawo:-Muqdisho oo muddo gaaban gudeheed ku tallaabsatay horumar ballaaran
- Sep 24, 2016
Mudo sagaal sannadood gudohood ayaa waxaa dalka Soomaaliya ka dhacay isbaddello isdabajoog ah, gaar ahaan caasimadda Muqdisho kuwaas oo horseeday in nolosha iyo nabadda ay kusoo laabato dalka islamarkaana rajada ...
Daawo:- Filim laga sameeyay waxqabadka Booliska
- Sep 16, 2016
Daawo:- Filim laga sameeyay waxqabadka Booliska
Daawo:- Sarkaalkii Xabada ku dhuftay Wariye A/aziz Afrika oo lagu wareejiyay Amaanka Xasan Sheikh
- Sep 16, 2016
Wariye Cabdicasiis Maxamuud Guuleed (Afrika) oo labo maalin ka hor lagu dhaawacay degmeda boondheere ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu muuqaal uu soo duubay soo dhigay barta Social-media-ha, kagana hadlay ...
Dhageyso:- Kenya oo Durba jabisay Heshiisyadii ay Saxiixday
- Sep 15, 2016
Warbixinta cusub ay soo saartay HRW ayaa lagu sheegay in UNHCR iyo Kenya ay awood u adeegsanayaan soo celinta qaxootiga Soomaalida ee ku sugan xerada Dhadhaab ee dalka Kenya. Halkaan Ka ...
Daawo: Hinduuga oo caba kaadida lo’da in ka badan Caanaheeda
- Sep 15, 2016
Suuq ku yaala magaalada Delhi ee dalka India, ayaa bilaabay iibinta Kaadida Lo’da, kadib markii ay Hinduuga Caabada Lo’da bilaabeen ineey Kaadideeda cabaan in ka badan caanaheeda. Hinduuga oo ah Qowmiyad ...

Next Page »
DHAGEYSO :-Nin 31 Sano isku heystay Ethiopian oo adeerkiis uu noqday Abdikariin Guuleed.
- Feb 2, 2017

Dhageyso:- Maxaa Cadaado ka Cusub oo aadan ogeyn.
- Jan 29, 2017
Gudoomiye ku xigeenka Dagmada Cadaado Nuur Yarow Xayle oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa ...
Daawo:- Arin ugub ah lama arkin lamana maqal tan oo kale waa yaab
- Jan 24, 2017

Daawo:- Jamaal Cali Xuseen oo weerar ba’an ku qaaday Faysal waraabe
- Jan 17, 2017
Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta eedayn kulul u jeediyey Faysal Cali Waraabe, Wuxuuna sheegay ...
Daawo:- Faarax Macalin oo kashifey sir u qarsooneed kenya.
- Jan 15, 2017
Guddoomiye ku-xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa hadal dheer oo si qarsoodi ...
Daawo Fadeexo:- Xildhibaanadii Xilka ka qaaday C/kariin guuleed oo la weeraray.
- Jan 14, 2017
Ciidamada maamulka Galmudug ayaa Weerar kusoo qaaday Hool ay ku Shirayeen Xildhibanaadii dhowaan Xilka ...
Dhageyso:- Faroole si dadban u garaacay Ganacsatada Hawiye.
- Jan 11, 2017
Isagoo saxaafadda la hadlay intii aanu ka dhoofin magaalada Garowe ayuu sheegay inuu weli ...
xog jahwareer yaab leh oo ka dhex taagan musharaxiinta iyo madaxda maamullada
- Jan 11, 2017
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda ololo xoogan oo u dhexeeya Musharaxiinta loolanka adag ugu ...
Dhageyso-Xildhibaano ka Tirsan Galmudug oo eedeyn kulul u jeediyay C/kariin Guuleed.
- Jan 7, 2017
Xildhibaan Duraan Cali Jaamac oo ka mid ah Xildhibanada Galmudug oo la hadlay Warbaahinta ...
Daawo:- Faysal Cali waraabe oo si adag u weeraray Silaanyo iyo Cirro
- Jan 5, 2017

Daawo:- Axmed Biif oo laga Joojiyey Bandhig Faneedkii iyo Fadeexad ka Qabsatay Muqdisho
- Jan 1, 2017
Fannaanka Axmed C/kariin Maxamed (Biif) ayaa Xalay laga hor istaagay bandhig faneed uu ku ...
error: Content is protected !!
Advertisements