Breaking news

XOGSID IYO MAANTA

Daawo:- Faysal cali waraabe oo weerar ku qaaday Jangali iyo Hadliye

Waxaa maanta magaalada Hargeisa warbaahinta kula hadlay Faysal Cali waraabe oo ku dhowaaqay inuu ka qayb qaadan doono Doorshada Soomaaliya, Isagoona eedayn usoo jeediyey madaxwayne

Continue Reading »

Qeybta XOGSID IYO MAANTA

Daawo:- Barnaamijka Fank iyo Curubo Films

Barnaamijka Fanka oo tobaadkii  mar kala socon doontaan Curubo Films ayaan ugu talo galnay in aan ku saro qaadno fanka islamarkaana Dhiiri galin u sameeyno

Continue Reading »

XOGSID IYO MAANTA Archives

Daawo:- C.raxmaan Cirro oo Bilad lagu siiyey Feerkii uu la dhacay Baashe
- Sep 9, 2016
Cabdiraxmaan Cirro ayaa waxaa Bilad Lagu siiyey Feedhkii uu dhowaan kala daaley Baashe Maxamed Cade, Xili ay kuwada sugnaayeen Xarunta Baarlamaanka ee maamulka Somaliland. “Bilada Gudoomiye waxaa laguu siinayaa, waa Maalintii ...
Dhageyso:- Suldaanka Beesha Sacad oo Baaq Diray
- Sep 8, 2016
Suldaan cabdi naasir jaamac seed oo ah suldaanka beesha sacad ayaa sheegay in wax garadka galmudug iyo puntland ay ka wada hadlayaan wixii dhaliyay dagaalkii dhawaan ka dhacay bariga gobalka ...
Dhageyso:- Caalin oo ku hanjabay in aysan shaqeyn doonin dakada Bosaaso
- Sep 7, 2016
Madaxweynihii hore ee Dowladda Galmudug Maxamed Axmed Caalin oo Shir Jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa si kulul ula hadlay Madaxweynaha Puntland iyo Maamulkiisa Go,aankii  sharci darada ahaa ee qaateen kaa ...
Daawo:- GALMUDUG oo Puntland ku Eedaysay dagaalka ka Bilowday Gobolka Mudug iyo Wararkii ugu danbeeyay
- Sep 6, 2016
Xili Saan-saan Colaadeed laga dareemayo Magalada Gaalkacyo oo ay saameyn wayn ay ku yeelatay Dagaalkii ka dhacay Bariga Gobalka Mudug ee u dhaxeeyay Maleeshiyaad kasoo jeeda Puntland iyo Galmudug aya ...
Dhageyso Wasiirka Amniga galmudug oo ka digay daan daansiga maamulka c/wali gaas
- Sep 5, 2016
Wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed oo caawa la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in maamulka galmudug uusan saameyn ku yeelaneynin go’aanka ka soo baxay maamulka puntland isagoona ...
Dhageyso Faah Faahino Jaah wareer ka Taagan qiblada iyo jihada loo tukanayo Gaalkacyo
- Sep 4, 2016
Gaalkacyo Wali waxa uu Buuq uu ka taagan yahay Halka Qiblada iyo Jihaada loo tukanayo iyadoona arintan ay Dood kulul ay ka dhax dhalisay Culumo awdiinka Gobalka Mudug ee ahlusunna ...
Dhageyso:- Beesha Leelkase oo iska Bari yeeshay inee kamid yihiin Puntland
- Sep 2, 2016
Waxgaradka iyo Siyasiiynta Beesha leelkase oo kulan dag dag isugu yimid degamada goldogob aya shegay in maamulka puntland ay horinayan xisada ka taagan magaalda gaalkacyo waxana ay shegeen in xxafada ...
Dhageyso:- Ugaaska Xawaadle oo karbaashay Cabdi Afey
- Sep 2, 2016
Qaar ka mid ah Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Beledweyn waxay kaga soo hor-jeesteen shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu wado in maalinta ...

« Previous PageNext Page »
DHAGEYSO :-Nin 31 Sano isku heystay Ethiopian oo adeerkiis uu noqday Abdikariin Guuleed.
- Feb 2, 2017

Dhageyso:- Maxaa Cadaado ka Cusub oo aadan ogeyn.
- Jan 29, 2017
Gudoomiye ku xigeenka Dagmada Cadaado Nuur Yarow Xayle oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa ...
Daawo:- Arin ugub ah lama arkin lamana maqal tan oo kale waa yaab
- Jan 24, 2017

Daawo:- Jamaal Cali Xuseen oo weerar ba’an ku qaaday Faysal waraabe
- Jan 17, 2017
Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta eedayn kulul u jeediyey Faysal Cali Waraabe, Wuxuuna sheegay ...
Daawo:- Faarax Macalin oo kashifey sir u qarsooneed kenya.
- Jan 15, 2017
Guddoomiye ku-xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa hadal dheer oo si qarsoodi ...
Daawo Fadeexo:- Xildhibaanadii Xilka ka qaaday C/kariin guuleed oo la weeraray.
- Jan 14, 2017
Ciidamada maamulka Galmudug ayaa Weerar kusoo qaaday Hool ay ku Shirayeen Xildhibanaadii dhowaan Xilka ...
Dhageyso:- Faroole si dadban u garaacay Ganacsatada Hawiye.
- Jan 11, 2017
Isagoo saxaafadda la hadlay intii aanu ka dhoofin magaalada Garowe ayuu sheegay inuu weli ...
xog jahwareer yaab leh oo ka dhex taagan musharaxiinta iyo madaxda maamullada
- Jan 11, 2017
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda ololo xoogan oo u dhexeeya Musharaxiinta loolanka adag ugu ...
Dhageyso-Xildhibaano ka Tirsan Galmudug oo eedeyn kulul u jeediyay C/kariin Guuleed.
- Jan 7, 2017
Xildhibaan Duraan Cali Jaamac oo ka mid ah Xildhibanada Galmudug oo la hadlay Warbaahinta ...
Daawo:- Faysal Cali waraabe oo si adag u weeraray Silaanyo iyo Cirro
- Jan 5, 2017

Daawo:- Axmed Biif oo laga Joojiyey Bandhig Faneedkii iyo Fadeexad ka Qabsatay Muqdisho
- Jan 1, 2017
Fannaanka Axmed C/kariin Maxamed (Biif) ayaa Xalay laga hor istaagay bandhig faneed uu ku ...
error: Content is protected !!
Advertisements