Breaking news

Dhageyso Saanad Malatari oo laga Qabsaday Al-Shabaab Wararkii Ugu Danbeeyay

Saraakiisha ciidanka Millitariga Soomaaliya ee gobolka Hiiraan oo faah faahin ka bixinayay Dagaalkii Shabaab ay kula galeen gobolkaasi ayaa sheegay in ay ku soo furteen saanad Millitari sida ay Risaala u sheegeen saraakiisha ciidanka ee ku sugan gobolka Hiiraan.

Maxamed Cumar Cabdulle oo ah Abaanduulaha Guutada 10-aad ee ciidanka xoogga dalka ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Howlgalkan uu ka dhacay deegaano 30 KM u jirta gobolka Hiiraan, sidoo kalena wuxuu sheegay qorshaha inuu yahay sidii looga saari lahaa deegaanada gobolka Hiiraan oo uu ka mid yahay deegaanka Luuq-jeelow.

curubo like

Xogsid iyo Maanta

ek khiladi Af-Soomaali
- Dec 17, 2016
The movie story deals with Venky who goes against Warangal’s dreaded don Babji by ...
Crook: It’s Good To Be Bad Af-Soomaali
- Dec 9, 2016

dishkiyaoon Af-Soomaali
- Nov 30, 2016
- Harman Baweja, Sunny Deol, Ayesha Khanna, Aditya Pancholi, Aditya Pancholi, Prashant Narayanan and ...
bajirao yogi Af-somaali
- Nov 25, 2016

raaz 2 Af-Soomaali
- Nov 19, 2016

Ae Dil Hai Mushkil Af-somaali
- Nov 13, 2016

RoAR tiger of sundarbans Af-Somaali
- Nov 8, 2016

Jai Veeru Af-Soomaali
- Oct 28, 2016
Jai Veeru in which once inseparable pals, Jai (Fardeen Khan) and Veeru (Kunal Khemu) ...
Lion Af-Soomaali
- Oct 20, 2016

Naughty @ 40 Af-Soomaali
- Oct 15, 2016
Laxminarayan lives in London along with his religious wife, Maya, son Ravinder, and two ...
10 ka Dum Af-Soomaali
- Oct 12, 2016
Vikram is a momentous driver, who can do the mind blowing in only ten ...
Bezubaan Ishq Af Somali
- Oct 9, 2016
The film has been shot in various parts of India like Jaipur, Jaisalmer and ...
Hindi Action (Athidhi) Af-Soomali
- Oct 2, 2016
An orphan boy, named Sunil, wanders through all of Delhi looking for a job. ...
Aaj Ka Naya Khiladi Af Somaali
- Sep 28, 2016
Superhit Action Movie Aaj Ka Naya Khiladi Hindi Dubbed version of Telugu movie Rechhipo. Synopsis: ...
Thadaka Af-Somaali
- Sep 24, 2016

error: Content is protected !!
Advertisements